Spain Oo Laga Yaabo In Laga Saaro Koobka Aduunka 2018 iyo Sababta ka dambeysa

Ka qeyb galka Spain ee koobka Aduunka 2018 ayey cabsi soo wajahday kadib markii hay’adda ugu sareysa kubadda cagta FIFA ay digniino ka dhan ah iney la falgalaan siyaasadda u direen xiriirka kubadda cagta dalkaas. FIFA ayaa ku wargalisay xiriirka kubadda cagta Spain hadii ay sii wadaan la falgalka ay dowladda la falgaleyso doorashada soo aadan ee … Continue reading Spain Oo Laga Yaabo In Laga Saaro Koobka Aduunka 2018 iyo Sababta ka dambeysa